Wasiirka Ganacsiga Jubbaland oo sheegay in Wasaaraddu xakameeysay sare u kaca maciishadda

0
323

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Inta badan bilihii ugu danbeeyay waxaa sare u kacay waxyaabaha aadka loo isticmaalo suuqyada magaalda Kismaayo oo ay ka mid tahay maciishadda iyo agabyada kale waxaana arintaasi loo sababeeyay xannuunka Covid-19 oo inta badan dartiis ay u xirmeen suuqyadii caalamka ee ay Ganacsatada Soomaliyeed wax kasoo iibsan jireen.

Hadabo Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo warshadaha Dowlad Goboleedlka Jubbaland Cabdi Nuur Cali Aadan ayaa sheegay in  Wasaaradda Ganacsiga Jubbaland ay suura galisay in la xakameeyay sare u kaca maciishadda suuqyada Kismaayo.

Iidle Aadan Dagane ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here