Wasiirka Ganacsiga Jubbaland oo Ganacsatada uga digay iibinta badecooyinka dhacay

0
24

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Jubbaland oo kaashanaysa Hogaanka Rugta Ganacsiga iyo Warshada, Hay’adda Tayadhowrka iyo waaxda caafimaadka ee Hay’adda Nabadsugidda ayaa maanta warbaahinta Dowladda usoo bandhigay xogta raashin tayadiisu aysan wanaagsaneen oo ku keydsanaa qaar kamida Bakhaarada ku yaala Suuqyada magaalada Kismaayo.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here