Wasiirka Cusub ee Wasaaradda Maaliyadda Jubbaland oo xilka la wareegay

0
296

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Munasabadda maanta lagu qabtay Magaalada Kismaayo ayaa waxaa ka soo qeyb galay  Madaxweyne Ku xigeenka 2-aad ee Jubbaland Suldaan Cabdiqaadir Xaaji Maxamuud ,wasiirka cusub ee wasaaradda Maaliyadda Dowlad Goboleedka Jubbaland iyo Xildhibaanno iyo madaxda Hay’adaha mashaariicda Hormarineed ka tageero Dowlad Goboleedka Jubbaland.

Iidle Aadan Dagane ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here