Wasiirka Caddaalada, Awqaafta Iyo Arrimaha Diinta Jubaland oo ka qayb galay munaasab lagu daah-furayey Masaajidka Bilaal

0
225
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Wasiirka Cadalada, Awqafta Iyo Arrimaha Diinta Jubaland Maxamed Yuusuf Cumar  ayaa  ka qayb galay Munaasab lagu daahfurayey  Masaajidka Bilaal ee magaalada Kismaayo.
Masjidkan oo in muda ah ka socday dhismo ayaa haatan la soo gabagabeeyey dhismihiisa.
sidoo kale waxaa xaflada ay ka soo qeyb galeen Culumaa’udiinka magaalada Kismaayo.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here