Wasiirka Cadaaladda XFS oo daah-furay tababar la xiriira Siyaasadda Ilaalinta Caruurta Soomaaliyeed

0
83

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasiirka Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Xukuumada Fedeeraalka Soomaaliya mudane Xasan Macalin Maxamuud ayaa maanta magaalada Muqdisho ka furay tababarka “Siyaasadda Qiimaynta Da’da Carruurta

Wasiirka oo daafuray tababarka ayaa sheegay in Siyaasaddani lagu qiimeenaayo Da’da Carruurta uu muhiim u yahay shacabka Somaliyeed , maadaama aysan dalka ka jirin diiwaan-gelin sax ah, halkaasna ay ku waayaan xuquuqdooda.

Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here