Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda Cadaaladda, Awqafta Iyo Arrimaha Diinta Jubbaland ayaa waxaa magaalada Kismaayo ka dhagax dhigtay xarun cusub oo lagu dhisaaya Masid iyo machad diini ah oo lagu talaga galay in ay ka faa’iideystaan bulshada ku nool magaalada kismaayo.
Cabdinuur Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.