Kismaayo(Idaacada Waamo)Wasiirka wasaarada cadaalada garsoorka iyo arimaha Diinta dowlada Goboleedka Jubbaland iyo Masuuliyiin Uu Horkacaayey ayaa Waxay kormeer iyo indha indheyn ah ku Sameeyeen machadka Barashada culuumta Diinta ee Imaamu Shaafici.
Cowke Cali Cawil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.