Kismaayo(Idaacadda Waamo)Wasiirka wasaarada Cadaalada iyo arimaha Diinta Dowlad Goboleedka Jubbaland maxamed yuusuf cumar iyo masuuliyiin katirsan wasaaradsa ayaa Kormeer ku Tagay Goob loo qorsheeyey in laga dhiso xabsi cusub.
Cowke Cali Cawil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.