Wasiirka Caafimaadka Jubbaland oo kulan la qaatay Hay’adaha ka shaqeeya arimaha Caafimaadka

0
270

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Guddiga ka hortagga Covid-19 ee Jubbaland ayaa maalmihii ugu danbeyay waday kulamo kala duwan oo ay  layeelanayay qaybaha kala duwan ee bulshada iyo sidoo kale hay’adaha ka shaqeeya caafimaadka iyo gargaarka waxa  ayna kulamadaasi ahaayeen sida looga wacyigalin karo bulshada xanunkaan iyo doorka hay’adaha ka shaqeeya caafimaadka iyo gargaarka ay kusii xoojin karaan howlahooda.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here