Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Wasiirka wasarada cafimaadka iyo daryeelka bulshada dowlad gobaleedka Jubbaland ayaa kormeer ku tagay isbitaalka Guud ee dagmada kismaayo.
kormeerka wasiirka ayaa daranaa u kuur galidda xaaladda guud ee isbitaalka isagoo indho indheen ku sameeyay qaybaha kala duwan ee isbitaalka iyo baahiyaha kajira.
Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.