Wasiirka Beeraha Iyo Waraabka XFS oo Muqdisho ka furay tababar ku saabsan Maamulka Ganacsiga Iyo sare u qaadida Xirfadaha Dhalinyarada

0
112
Kismaayo(Idaadacadda Waamo)-Magaalada Muqdisho ayaa waxaaa lagu qabtay tababar kusabsan Maamulka Ganacsiga Iyo sare u qaadida Xirfadaha Dhalinyarada ka ganacsata Beeraha.
Tababarkan ayaa waxaaa qabtay wasaradda Beeraha iyo Waraabka XFS , waxuuna socon doonaa mudo labo isbuuc ah ,waxaan ka faiideesan doona dhalinyrada baratay cilmiga beeraha iyo kuwa ku jira Ganacsiga Beeraha.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here