Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasiirka wasaaradda Awqaafta Iyo Arrimaha Diinta ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Mukhtaar Roobow ayaa shir jiraa’id ku qabtay xafiiskiisa ayaa uga hadlay diyaargarowga xajka sanadka 1445-2024.
Awke Ali Awil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.