Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasiirka Wasaradda arrimaha gudaha federalkla iyo dib u heshiinta dowald gobleedka Jubbland iyo Wasiiru dowlaha Wasaradda ayaa waxaa ay kulan ka laqaateen qaar ka mida mas’uuliyiin ka socdatay hay’ada Bisha ee dalka Turkiga.
Wasiirka wasaradda arrimaha gudaha federalkla iyo dib u heshiinta dowald gobleedka ayaa soo dhawayay hay’ada Bisha Cas oo soo gaarsiisay Xoola Bisha Fadiliga Cidul-Adax awgeed loogu tala galay in la gaarsiiyo qaar ka mid ah bulshada ku nool Magaalada Kismaayo.
Cabdinuur Samriye,ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.