Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasiirka Arrimaha Gudaha Jubaland πππ±ππ¦ππ πππ«πππ‘π’π¦ ππ¨π π₯π ooΒ gaarayΒ magaalada Baardheere ee Gobolka Gedo ayaa dhagax dhigay qeybo cusub oo lagu soo kordhinaayo Isbitaalka guud ee degmada Baardheere.
Hadaba waa kan Wasiirka Arrimaha Gudaha Jubbaland oo hadlay dhagax dhiga qeybo cusub oo lagu soo kordhinaayo Isbitaalka magaalada Baardheere.
Cowke Cali Cawil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.