Wasiirka Arrimaha Dibada XFS oo maanta la wareegay xilka

0
32
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasiirka Cusub ee wasaaradda Arrimaha Dibadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Axmed Macallin Fiqi ayaa maanta xilka wasiirka wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo iskaashiga caalamiga ah kala wareegay sii hayaha xilka ahna wasiiru dowlaha wasaaradda mudane Cali Cumar Cali (Cali Balcad)
Wasiirkii hore ee wasaaradda Arrimaha Dibadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Foosiyo Yusuf Xaaji Aadan iyo qaar ka mid ah musuliin ka socoday DFS ayaa ka hadlay kula dardarmay shaqaalaha wasaradda arimaha Dibadda XFS in ay si wanaagsan ula shaqeeyan wasiirka cusub ee Wasaaradda.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here