Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Wasiirka wasaaradda Gar-gaarka iyo Maareynta Musibooyinka Jubbaland Cabdiraxmaan Cabdi Axmed ayaa xafiikiisa kulan kula qaatay gudoomiyaha ururka suxufiyiinta Jubbaland iyo xubno kale oo ka tirsan ururka.
kulanka ayaa waxaa looga wada hadlay qaabka ay wasaaradda iyo saxafiyiinta ay uga wada shaqeyn karaan u gar-gaarida dadka abaaraha ay saameeyeen.
Fartuun Nuur Adan,ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.