Wasiir Maareeye oo guddoomiyey kulan ku saabsan horumarinta Beeraha

0
43

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasiirka wasaaradda Beeraha iyo Waraabka JFS Xil. Maxamed Cabdi Xayir Maareeye shir gudoomiyay Kulanka Isku-xirka ee Wasaaradda Beeraha iyo waraabka iyo USAID/FCDO.

Kulankaan wuxuu isku keenay Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka, USAID, FCDO, iyo hey’adaha la-hawlgala si looga wada hadlo sida taageerada USAID iyo FCDO ay uga qayb qaadanayaan mudnaanta qaranka ee Dowladda Federaalka Soomaaliya. Madasha waxaa kale oo lagu wadaagay xogaha ku saabsan mashaariicda socda iyo kuwa la qorsheynayo in ay bilaawdaan.

Inta shirka uu socday Caqabadaha taagan ee la isla arkay waxaa ka mid ah

Mashaariic isku mid ah laga fuliyo deegaano isku dhow, taasoo keenta in kharash aan loo isticmaalin baahiyaha jira waxtarkuna yaraado.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here