Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada oo maanta daah-furay diiwaan-gelinta shaqaalaha KMG ah

0
36
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Shaqada iyo arimaha bulshada xukuumadda federaalka Soomaaliya  madane Cismaan Libaax Ibraahim ayaa maanta daah-furay diiwaan-gelinta shaqaalaha KMG ah ee dowladda
Wasiirka ayaa sheegay in u jeedka tirakoobka shaqaalaha KMG ay tahay sidii loo dul-istaagi lahaa shaqaalaha shaqeeya ee xuquuqda dowladda ka qaato iyo kuwa iska maqan ee waxna qaban,waxa uu tilmaamay in Habraacyo guddiga ay dajiyeen la marsiin doono shaqaalaha KMG si aan loogu xad gudbin.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here