Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Qorsheynta Jubbaland ayaa kulan la qaatay madax kasocotay Hay’adda GIZ

0
24

Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Qorsheynta iyo maalgashiga caalamiga ah ee Jubbaland mudane Faarax Mukhtaar Daa’uud ayaa kulan la qaatay madax kasocotay Hay’adda GI,waxayna kawada hadleen xoojinta xiriirka Wasaaradda iyo Hay’adda GIZ.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here