Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Kallumaysiga Jubbaland oo ka hadlay caqabadaha Kallumaysatadu badda kala kulmaan

0
53

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Kallumeysiga iyo dhaqaalaha buluuga ah ee dowlad goboledka Jubbaland Maxamed Cumar Buune ayaa ka hadlay caqabadaha mararka qaar ay wajahaan dadka kaluumaysatada ee ka howlgala deegaanada  Jubbaland ku waas inta badan cabasho ka muujiyay maraakiib shisheeye oo ka kaluumaysta xeebaha Jubbaland caqabadna ku ah dadka doomaha yar yar ku kaluumaysta.

Hamdi Mahamed Ahmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here