Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Howlaha guud Jubbaland oo kormeeray dayactir lagu sameynayo wadada dhinaca galbeed kaso gasha Kismaayo

0
52

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Howlaha guud iiyo Guriyeeynya Jubbaland ayaa ahna ku simaha Wasiirka ayaa kormeeray wada xiriirso koontaroolka Sacmooja iyo deegaanada dhaca waqooyiga Kismaayo.

Abdirahiim Deck ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here