Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Gargaarka Jubbaland oo Kismaayo ka daah-furay Xafladda furitaanka howlaha deg-degga ah

0
100

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Magaalada Kismaayo ayaa waxaa lagu qabtay kulan Loga hadlayay furitaanka howlaha deg degga ee gargaarka masiiboyinka

Kulanka ayaa waxaa qeyb ka ahaaa Qaar ka mid ah hay’adaha Unka ee ka howlgalo dowlada Goboleedka Jubbaland, qaar ka mid ah shaqaalaha wasaradaha iyo wasiir ku xigeenka Wasaaradda Gargaarka Jubbaland.

Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here