Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Cadaaladda Jubbaland oo Kormeeray deegaanno dhaca galbeedka Kismaayo

0
38

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Wafdi u hogaaminayo Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Cadaaladda iyo Arimaha Dastuurka Jubbaland Mudane Bishar Aadan Geeddi ayaa deegaanada dhaca galbeedka Kismaayo ee Xarunta Gobalka Jubada hoose gaaray, Wafdiga Wasiirka ayaana waxaa kamid ahaa Xildhibaano iyo Saraakiil Amni.

Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here