Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka dowlad Goboleedka Jubbaland oo ka duuleysa gaarista isku filnaansha cunto oo ay gaaraan dadka reer Jubbaland ayaa mudooyinkii lasoo dhaafay waday dadaalo ku aadan sidii loo tayeyn lahaa Beeraleyda Jubbaland iyadoona dad badan oo beeraley ah ku wareejisay Abuurka beeraha oo daweysan iyo dhul Beereed ay beertan.
Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.