Wasaaradda Amniga Jubbaland oo Bulshada ugu baaqday ka shaqeeynta Nabad-gelyada

0
54

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Magaalada Kismaayo waxaa lagu qabtay kulan lagu soo bandhigay baahiyaha Cadaalada Amniga Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Amniga Gudaha Jubbaland Aadan Axmed Xaaji oo ka qeyb galay kulankaasi lagu soo bandhigaayey baahiyaha Cadaaladda iyo Amniga ayaa tilmaamay mudnaanta bulshada reer Jubbaland ay u leedahay Cadaaladda iyo arimaha nabadgalyada waxaana u yiri si loo helo Cadaalad waxaa loo baahan yahay in laga shaqeeyo Amniga.

Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here