Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Tamarta iyo Khayraadka biyaha Jubbaland  oo kulan la qaatay Hay’adaha ka howlaha Jubbaland

0
172

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda Tamarta iyo Khayraadka biyaha Jubbaland  ayaa waxay maanya Magaalada Kismaayo ku qabtay Shir loga wax ka qabashada abaraha ka jir Jubbaland iyo sidii Gargaar loo gaarsiin lahaa dadweyanaha ay abaartu saamesay.

Kulanka ayaa waxaa ka soo qeybgalay Qaar ka mid ah hay’adaha ka howgala jubbaland kuwasoo lagu diirgaliyay in ay wax u qabtaan dadka ay abaartu saameesay .
Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Tamarta iyo Khayraadka biyaha Jubbaland ayaa hay’ada ayaa ka soo qeybgalay shirka kula dardaarmay in la taaguleeyo dadweynaha ay abaartu sameesay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here