Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasiir Ku xigeenka Wasaaradda Shaqada iyo Shaqaalaha Jubbaland Ibraahin Maxamad Qooshoow oo uu weheliyo Agaasimaha guud ee Wasaaradda Sadiiq Cabdi Khaliif ayaa Maanta booqasho ugu tagay maamulka Shirkadda dhiseysa Waddooyinka magaalada iyo Shaqaalaha Kashaqaynaya dhismaha Waddooyinka Kismaayo.
Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.