Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Shaqada iyo arrimaha Bulshada XFS ku dhawaaqday in 1-da May ay fasaxyihiin Shaqalaha

0
37
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda Shaqada iyo Arimaha Bulshada XFS ayaa waxaa ay berri oo ku beegaan 1-da May ay ku dhawaaqaday in ay fasa yihiin shaqaalaha gaarka ah iyo kuwa dowlada ka shaqeeya .
Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Shaqada iyo arrimaha Bulshada XFS Cusmaan Libaax oo ku dhawaaqday in maalinta Arbacada ahee ku began 1-da May in ay fasaxanyihiin shaqaalaha dowladda iyo kuwa gaarka ah.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here