Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Cadaaladda iyo arrimaha Dastuurka Jubbaland Bishaar Aadan Geedi oo uu wehelinaayo Agaasimaha guud ee Wasaaradda C/laahi C/qaadir Qaanuuni ayaa kulan la qaatay Odayaasha Dhaqanka Jubbaland.
Awke Ali Awil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.