Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Caafimaadka Jubbaland oo kulan la qaatay wafti ka socday Hay’adda UNICEF

0
132

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasiirkuxigeeenka wasarada caafimaadka iyo daryeelka bulshada dowlad gobaleedka Jubbaland ayaa xarunta wasaarada kulan kula qaatay Madax ka socotay Hay’ada UNICEF, shirkan oo sanadkiiba mar la qabto ayaa waxa kasoo qayb galay Hay’adaha bah wadaagta la`ah Wasaaradda Caafimaadka Shaqaalaha Wasaaradda Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Caafimaadka Jubbaland iyo sidoo kale xubno ka socday Hay’ada UNICEF.

Juweyriyo Hassan ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here