Wasiir ku xigeenka wasaaradda Beeraha Jubbaland oo ka warbixiyay saamaynta Roobku ku yesheen wax soo saarka Beeraha

0
114
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Roobabka daadadka wata ee Alnino iyo fatahaada wabiga Jubba uu ka gaaystay deegaanada dowlad goboledka Jubbaland ayaa saamaayn baaxad leh u gaaystay dadka beeralayda ah .
Biyah Roobka iyo fatahaadu waxaa ay bur-buriyeen wax soo saarkii dadka beeralayda ah ay ku tabceen ee ay ku haminayeen in sanadkaan ay suuqyo kala duwan u iib geeyaan.
Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here