Kismaayo-(Idaacadda Waamo)- Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Beeraha iyo waraabka Jubbaland Ugaas Cali Sonkor ayaa ka warbixiyay waxyaabaha wasaaradda uga qorshaysan sidii wax looga qaban lahaa fatahaada wabiga Jubba iyo sidii loo caawin lahaa dadka ay fatahaadu saameeyeen.
Hamdi Mahamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay