Agaasimeyaasha Gaadiidka iyo Batroolka oo Xilalka Loo Kala Wareejiyay

0
37
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada Jubbaland iyo Gudoomiye ku-xigeenka Guddiga Shaqada iyo Shaqaalaha Rayidka Jubbaland ayaa Xilka ukala wareejiyay Agasimihii hore ee Wasaaradda gaadiidka iyo Agaasimaha Cusub ee Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada Jubbaland Maxamed Cabdullaahi Macalin.
Munaasabada Xil-wareejinta ayaa waxaa kasoo qeyb galay qaar kamid ah Labada golle ee Dowladda Agaasimayaal Guud iyo Gudiga Gaadiidleyda Jubbaland iyo marti Sharaf Kale.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here