Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda Arrimaha Gudaha Fedaraalka iyo Dib u heshiisiinta Dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa magaalada Kismaayo kusoo xirtay Kulamo wadatashi ah oo in muddo ah soo socday, kulumadaasi oo hadafkoodu ahaa sidii loo soo saari lahaa baahiyaha rasmiga iyo qorsho howleedka sanadlaha.
Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.