Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada Hidaha iyo Tacliinta Sare ee Soomaaliya Faarax Sheekh C/qaadir oo ka qeybgalay kulan Su,aalo ku weydiinayeen Ardeyda wax ka barata Jamacadda Banaadir ee magaalada Muqadisho ayaa wuxuu sheegay in aan la ogalaani doonin Shaahado Jamacadeeda oo sadax sano ah.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.