Wasaradda Waxbarashada Jubbaland oo sheegtay qorshayaasha lagu hormarinayo macalimiinta

0
67

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda Waxbarashada Jubbaland waxaa ay ka mid tahay Wasaaradaha  fursada u helaya macalimiinta federalka Soomaaliya.

Macalimiinta la soo shaqaaleysiiyay ee helay fursadda ayaa waxaa ay wax badan ay ka qaban doonaan macalimiin la’aanta ka jira deegaanada Dowlad Goboleedka Jubbaland.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here