Wasaradda Waxbarshada Jubbaland oo ka hadashay qorshaha lagu hormarin karo dadka waxbarshada ka daahay

0
54

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Waxbarshada ayaa furaha Nolasha ,waxiyna bulshada kunool magaalda Kismaayo ay fahameen muhiimadda ay leedahay waxbarshada .

Inta goobaha waxbarshadda ayaa waxaa ka muuqada inay ku yar yihiin dadka waxbarshada ka daahay oo aan u helin fursada ay wax ku bartaan, waaxanna magalda Kismaayo laga helaa goobo lagu talagalay in ay wax ku bartaan dadka aan fursada u helin yaraantooda in ay wax bartaan.

Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here