Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasiirka Waxbarashada Jubbaland ayaa si rasmi ah u furay imtixaanka macalimiinta cusub oo ay dowladda Soomaaliya qaadaneyso
imtixaanka ayaa waxaa ka qeybgalaya ku dhawaad 450 qof kuwaas ku tartamayay boosaska kale duwan ay u galayaan imtixaanka
Abdinuur Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.