Wasaradda Waxbarshada Jubbaland oo baaq u dirtay Bulshada Deegaanka

0
42
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Wasiirka wasarada Waxbarshada Jubbaland Cabdinasir Seerar Ma’ax ayaa waxuu ka hadlay muhiimada ay leedahay wax akhirska iyo sidii ay ugu hormarin lahayeen adeegyada waxbarshada Jubbaland .
Wasiirka ayaa waxuu sheegay in ay ardeyda kunool  dowlawada Jubbaland ay helayaan adeegyo waxbarsho oo bilaasha ah isgoona ugu baqay bulshada in ay wax bartaaan.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here