Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda qorsheynta XFS oo soo gaartay magaalada Kismaayo ayaa waxay ka hadshay sida uu u socoda qorshaha lagu hormarinayo Barnaamijka Xalka waaara ee ka Jira deegaanada Dowlada Goboleedka
Barnaamijka xaalka wara ayaa waxaa dib u dajin lagu sameenaya barkaacayasha kunool dowlada goboleedka Jubbaland kuwaas oo la siinayo hoyo iyo dhul ay iyaga leeyihiin.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.