Wasaradda Qorsheynta Jubbaland oo ka warbixisay Siyaasada dadka ku barakacay Deegaanada Jubbaland

0
27

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasaradda Qorsheynta Jubbaland oo ka warbixisay Siyaasada ay ka leedahay dadka ku barakacay Gudaha Deegaanada Jubbaland Bankiga Aduunka ayaa wuxuu mashaariic kale duwan ka hirgalinayaa dalka taas oo lagu hormarinaayo adeegyada dadweynaha. Jubbaland waxa ay ka mid tahay maamul Goboleedyada dalka oo ka fa’iidesatay mashaariicada uu bixiyo bankiga Aduunka iyo deeq bixiyaasha caalamka.

Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here