Wasaradda Haweenka Jubbaland oo qabtay Tababar sare Loogu qaadayay xirfadaha Haweenka

0
81
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda Haweenka,Arimaha Qoyska iyo Xuquuqul Insaanka Jubbaland ayaa tababar u qabatay qaar ka mid ah ururka haweeenka Degmada Ksimaayo kuwaas oo maanta logu qabtay magaalada Kismaayo
Tababarkan ayaa waxaa lagu barayay haweenka sidii ay haweenka ay isku xiranaan lahayeen oo ayna uga qeybqadan lahayeen siyasada iyo arimaha bulshada ee lagu horamarmanaya dalka.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here