Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda Gaadiidka XFS ayaa Gaadiid loogu talagalay maxaabiista Xabsiga Dhexe ku wareejisay guddiga gaarka ah ee xabsiyada BJFS
Gaadiidkaan ayaa waxaa logu talagalay in logu adeego adeegyada gargaarka deg deg ah maxaabiista Xabsiga dhexe.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.