Wasaradda Gaadiidka Jubbaland oo ugu baaqday bulshada in ay maraan goobaha loo asteeyay wada marista.

0
35

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasaradda Gaadiidka Jubbaland ayaa ugu baaqday bulshada in ay maraan goobaha loo asteeyay wada marista,

Maxamud Xassan Agaasimaha Waaxda Maamulka iyo Maareynta ee Wasaradda Gadiidka iyo Duulista Hawada Jubbaland  ayaa isna ka warbixiyay qorshayaasha lagu kala xakameenayo dadka iyo gaawaarida isticmaasho Wadooyinka cusub isagoona ugu baaqay bulshada in ay taxadar sameeyaan marka ay marayaan wadooyinka

Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here