Wasaradda Cadaadda Jubbaland oo qabatay kulan ku saabsan doorka Culimada ee kor u qaadista Diinta iyo Wacyi-galinta Bulshada

0
121
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasaradda cadaladda iyo arimaha diinta ee dowlad goboleedka Jubbaland ayaa magaalada kismaayo ku qabatay kulan ku saabsan doorka culimada ee kor u qadista diinta islaamka iyo wacyi galinta bulshada .
kulanka ayaa waxaa kasoo qeyb galay Wasiirka Wasaarada Cadaalada Jubbaland, Wasiir Ku xigeenka Wasaradaasi, Wasiirka Wasaarada Xanaanada Xoolaha, Gudoomiayaha Maxkamada Sare ee Jubbaland , qaar kamid ah Culimada Kunool Magaalada Kismaayo Iyo Qaar kamid ah kunool Magaalada Kismaayo.
Cowke Cali Cawil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here