Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka bulshada Dowladgobaleedka jubbaland ayaa magalada Kismaayo ka Daah furtay Ololaha Talaalka cudurka dabaysha kaas oo ay qadanayaan Caruurta kayar da’da shanta sano waxaana talaalka iska kashanayaan wasarada cafimaadka Dowlada fadaralka Somaliya tan jubbaland iyo hay’addaha UNICEF iyo WHO
munaasabadda lagu daa- furayay Ol’olaha Tallaalka ayaa waxa goob Joog ahaa Agasimaha Guud ee wasarada cafimaadka Jubbaland madaxa wacyi galinta Cafimaadfka dagmada kismaayo qar kamida lawl wadeenada bixin doona talaalka iyo masuliyiin kale
Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.