Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka bulshada dowlad goboleedka Jubbaland iyo qaar ka mid ah culumaa’udiinka magaalada Kismaayo ayaa si wadajir ah fariin wacyi galin ah u diray dhaamaan umada soomaaliyeed gaar ahaan umada reer Jubbaland.
Fartuun Nuur Aadan ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.