Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasaradda Beeraha iyo waraabka Dowlada Goboleedka Jubbaland ayaa waxaa ay dinaan u diray Hay adaha ka howlgalo deegaanada hoos yimaado Degmada Kismaayo.
Shirkadaha iyo Hay’daha ka shaqeeya beeraha Jubbaland ee aan laga warqabin aya waxaa lagu baqay in ay soo maraan xafiisayada Dowlada.
Abdinoor Samriye warbixintaan inooga diyaariyay.