Wasaradda beeraha iyo waraabka Jubbaland oo maanta  Kismaayo tababar ugu qabatay 33 haween ah oo ka yimid deegaanka Buula-guduud

0
185
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Magaalada Kismaayo ayaa waxaa lagu qabtay tababar  lagu baranayay  wax soo saarka dagalyada beeraha iyo sidii wax loo beerahan lahaa , waxana ka qeybqadanayay qaar ka mid ah haweenka kunool deegaanka Buula-guduud.
Waxaa soo qabanqabisay Tababarka Wasaaradda beeraha iyo waraabka Jubbaland , waxuuna socona doonaa muda sadax maalin ah.

Cabdinuur Samriye,ayaa warbixntan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here