Wasaradda Awqaafta Arimaha Diinta Soomaaliya oo shaacisey Jaangoynta sicirka xajka ee sanadkaan

0
57

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Wasaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta ayaa soo saartay qoraal ku saabsan  qiimaha ay ku xajin doonaan xujeyda Soomaaliyeed ee sankaan 2024.

Qoraalkaan oo ku socday Shirkadaha fuliya adeegga xajka ayaa lagu wargaliyay in qiimaha xajka ee sanadkaan uu noqon doono 4430 doolarka Mareykanka.

Awke Ali Awil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here